Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Dalka oo maalintii labaad galay

0
24

Magaalada Garawe ee Caasimada Puntland waxaa maalintii Labaad ka socdo Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Dalka oo shalay ka Furmay Halaasi.

waxaana ka qeyb galay shirkan Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Dalka ee kala ah,Puntland,Galmudug,Jubbaland,Koonfurgalbeed.
waxaa la filayaa Gabagabada Shirkan in laga soo saaro warmurtiyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here