DEG DEG: Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay Dhagar qabe Al-shabaab ka tirsanaa

0
24

Ciidamada Nabad-Sugida Qaranka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay Xubin ka tirsan Argagixisada Alshabaab oo Khabiir ku ah Qaraxyada, sida uu sheegay Taliska NISA.

War kooban oo kasoo baxay Taliska Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgalkan uu qeyb ka yahay Dadaalada lagu sugayo amnig.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here