Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Puntland Saciid Maxamed Xirsi (Saciid Dheere).
Wareegtada xilka looga qaaday taliyaha waxay soo baxday xilli uu maanta Taliyuhu ku dhawaaqay inuu u sharaxanyahay Madaxweynaha Puntland.