Taliska Boliiska Koonfurgalbeed Soomaaliya oo ka warbixiyay amaanka Magaalada Baydhabo

0
557

Taliska Booliska Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen xaalada Amni ee deegaanada Koonfurgalbeed gaar ahaan Magalada Baydhabo oo dhawaan ay ka dhici doonto doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Taliyaha Ciidanka Booliska Koonfur Galbeed Korneel Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in xaalada amni ee Magalada Baydhabo ay tahay xilligaan mid wanagsan.

Waxa u sheegay in Magalada Baydhabo ay soo martay xilli ay ka dhicii jireen falal lidi ku ah amniga balse taasi laga gudbay loona gudbay waqti amaanka Magalada uu yahay mid leysku haleen karo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here