Tababarkan looga hadlayay qaabka loo horumariyo ganacsiga ayaa loo qabtay  qaar kamid ah ganacsatada yaryar ee kunool magalada kismaayo

0
19

Tababarkan looga hadlayay qaabka loo horumariyo ganacsiga ayaa loo qabtay  qaar kamid ah ganacsatada yaryar ee kunool magalada kismaayo,waxaana  soo qaban qaabisay wasaaradda ganacsiyo iyo warshadaha Dowlad goboleedka  Jubbaland

Madaxa maaglgashiga rugta ganacsiga Jubbaland Maxamed Shariif Xaaji oo lahadlay jubbalandTv ayaa shegay in wacyi galin ku aadan qaabka loo horumariyo ganacsiga   loo sameyn doono Ganasatada yaryar.

Agaasimaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowlad goboleedka jubbaland Ayaanle Xuseen Cabdi

Ayaa sheegay in ganacsatada jubbaland ay abuureen shaqoyiin   si loo yareyo shaqo la’aanta.

Agaasimaha ayaa sheegay in wasaraaddu ay qaban doonto 28/11/2018  carwo  bandhigeed  ayna xalin doonto caqabadaha hortaagan ganacsiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here