Ciidamada Xoogga Dalka oo Howgallo ka wado deegaano ka mid ah G/Bakool

0
19

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan qeybta 6aad ayaa waxa ay bilaabeen howlgallo ka dhan ah Maleeshiyaadka  Al-Shabaab, kaa soo la isugu furayo wadooyinka ay go’doomiyeen ee Gobolka Bakool.

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa dowladda ayaa waxa ay dhaq dhaqaaqa Ciidan ka wadaan degmada CeelBarde ee Gobolka Bakool,waxaana lagu wareejiyay saanadii Millateri ay ku howlgeli lahaayeen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here