Faahfaahin: ShirkiiwasiiradaamnigaDowlad-goboleedyadaeeKismaayo [Sawirro]

0
19

ShirkiiamnigaeewasiiradaamnigaDowlad goboleedyadadalkaugasoosocdaymagaaladaKismaayoayaalasoogaba-gabeeyeygalabtawaxaanalagasoosaaray war-murtiyeedkakoobanilaa 5 qodob.

Shirkaoosocdaymuddolabocishoayaaqodobadiiugumuhiimsanaaeekasoobaxaywaxaakamidahaa in Dowlad-goboleedyaduiskakaashadaanladagaalankakooxahaArgagixisada ah, in hay’adahasirdoonkaeeDowlad-goboleedyada ay yeeshaanwadashaqeynjoogto ah, in la sameeyociidaniskudhaf ah oo ay leeyihiinDowlad-goboleedyadakaasooshirkalagugo’aamiyeytiradiisa, qaabka ay u howlgelayaaniyogoobaha ay kahowlgelayaan.

Sidoo kale qodobadashirkakasoobaxaywaxaakamidahaasamweyntaqorsheamnioosaldhig u ah ladagaalankacadowgaumaddaSoomaaliyeed.

Baaqkuaadantaageeradadagaalankakooxahaargagixisadaoo loo dirayshacabkaSoomaaliyeediyobeeshacaalamkaayaaqaybkaahaaqodobadakasoobaxayshirka.

AgaasimahawasaaraddaamnigaeeDowlad-goboleedkaJubbalandAadanYuusufSaalaxayaaJubbaland TV u akhriyey war-murtiyeedkashirka.

Ujeedadashirka ay isuguyimaadeenwasiiradaamnigaeeDowlad-goboleedyadaayaku la xiriirtaadkeyntaamnigaiyokawadashaqeyntaxasilintanabadgelyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here