Muhaajiriin Soomaali ah Ayaa  dib loogu soo celiyay dalka libiya.

0
17

Waxaa xalay fiidkii gegidda dayuuradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho    soo gaartay diyaarad sidday 124 ruux oo Soomaali ah oo looga soo celiyay dalka ay colaaduhu ka halakeeyen  ee Libya.

Dowladda Soomaaliya iyo hey’adda socdaalka dunida ee IOM oo is kaashanaya ayaa ku guuleystay in muwaadiniintan Soomaaliyeed oo tahriibayaal ahaa kuna rafaadsanaa Libya ay dib ugu soo celiyaan dalka si aan khasab ahayn.

Shacabka Soomaaliyeed iyo ehellada dadka dib looga soo celiyey dalka libiya  iyo kuwa laga soo daayey xabsiyada ayaa u riyaaqay  in  dalkooda dib ugu soo laabtaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here