Shirka asbuuclaha gollaha wasiiradda Jubbaland oo socda

0
26

Goor dhow waxaa gurigga martida ee magaalada Kismaayo ka furmay shirka asbuuclaha gollaha wasiiradda Jubbaland.

Shirkan waxaa furay oo shir gudoominaya madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, waxaana ka qeyb galaya madaxweyne ku xigenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo madaxweyne ku xigeenka labaad Suldhaan Cabdiqaadir Luga-dheere.

Gollaha wasiiradda Jubbaland ayaa iyagana goob joog ah, waxaa warbixinno laga dhageysanayaa wasaaradda amniga Jubbaland, mida arrimaha gudaha iyo wasaaradda hawlaha guud iyo Guriyeynta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here