Shirka wasiiradda amniga oo maalinkii labaad ka socda Kismaayo

0
19

Guriga martida magaalada Kismaayo waxaa maalintii labaad ka socda shirka ammaanka ee gollaha wasiiradda amniga ee dowlad goboleedyada dalka.

Shalay shirkan waxaa furay madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.

Taliyayaasha dhinaca amniga ee nabad sugida dowlad goboleedyada dalka ayaa qeyb ka ah shirkan waxaa looga wada hadlaya dhanka iskaashigga ammaanka ee dowlad goboleedyada Jubbaland, Puntland, Koonfurgalbeed iyo Galmudug.

Maanta gellinka dambe ayaa lagu wadaa in uu shirkan soo gebagaboobo iyadoo laga soo saarayo warbixinno.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here