Xildhibaanno ka soo jeeda ismaamulka Wajeer ee Kenya oo la kulmay xildhibanada Jubbaland

0
27

xildhibaaadaan ismaamulka wajeer oo maalmihii lasoo dhaafay kusugnaa kismaayo ayaa kulamo la qaatay masuuliyiinta kala duwan ee jubbaland

waxa ayna maanta la kulmeen guddiga joogtadda ee baarlmaanka jubbaland.

 Kulankaan inta uu socday ayaa waxaa looga hadlay iskaashiga iyo wada shaqeynta labada dhinac.

kulanka markii uu soo dhamaady waxa tvga jubbaland lahadlay xidhibaan maxamed nuur buulle dhaay.

aadan bunnow xussein oo kamida xildhibaanadda kasocday ismaamulka wajeer ayaadheegay kualnka ay laqaateen xubnha guddiga joogtadda baarlamka jubbaland mid iskaashi dhanwalbo ah sida ganacsiga horumarin dadka degaanka iyo amniga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here