Sheikh Kinyaawi oo Kismaayo ka sameeyay Olole wacyi-gelin ah

0
313

Sheikh Maxamed  ibraahim kinyaawi oo ka mida Culimadda soomaliyeed ayaa maalmihii udambeeyey ku sugnaa magaaladda kismaayo.

Sheikh Maxamed Ibraahim kinyaawi ayaa wadda Olole Balaadhan oo uu dhalinyarada ku dhiiri-galinaayo iyo in ay dhalinyarada  shaqaytaan oo ay Qabtaan shaqo kasta oo loo baahan-yahay.

Isago sheekhu intii uu jogay kismaayo booqday goobaha kalla duwan ee ay dhalinyarradu ka  shaqeeyaan sida suuqa kaluunka ee magaladda kismaayo, iyo goobaha lagu hagaajiyo biraha islamarkaana laguna tummo, iyo sidoo kale goobaha  lagu hagaajiyo Baabuurta.

Ujeedada uu sheekhu goobahaasi u tagayay ayaaa ka mid ahayd baraarujin uu dhalinta soomaliyeed gaar ahaan dhalinta  kismaayo ku nool   uu ku baraarujinayay in ay macaantahay soo saarista wax gacantaadda aad ku goosatid  in laga fogaadana ay waajib tahay shaxaadka taas oo uu ugu magacdaray  shaqaa sharaf leh shaxaad ayaa Ceeb ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here