Laamaha Amaanka ee magaalada Muqdisho ayaa Sameeyey Howl-gallo lagu Xaqiijinaayo Amnigga.

0
260

Ciidamada Booliska Dowlada Soomaaliya ayaa  howlgallo ballaaran ka sameeyey Degmadda Waabari ee Gobolka Banaadir kuwaasi oo lagu qab-qabatay dad badan.

Howlgalka ayaa ahaa mid amniga lagu xaqiijinayey iyada oo degmadaas shalay uu ka dhacay dil loo geystay mid ka mid ah Shaqaalaha Maamulka degmada Waaberi.

Degmada Waaberi ayaa shalay gelinkii dambe dil ka dhacay,waxaa suurtagashay in Shacabka degmadaas qaar ka mid ah ay gacanta ku dhigaan mid ka mid ah raggii dilka u geystay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here