Sucuudiga oo dil la damacsan dad lagu tuhunsanyahay dilka wariye Jamaal Khaashuqji

0
330

Dacwad oogaha guud ee dowlada Sacuudiga ayaa codsaday in dil lagu xukumo shan qof oo la sheegay in lagu tuhmayo dilka Wariye Jamaal Khaashuqji.

Jamaal Khaashuqji oo ahaa weriye si weyn u dhaliila dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan, kaasi oo wax ku qori jiray wargeyska Washington Post, ayaa la dilay labadii October kadib markii uu booqday qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul.

Afhayeenka xafiiska dacwad oogaha dalka Sacuudiga ayaa maanta sheegay in Khaashuqji la duray sunta dadka disha kadibna jirkiisa cad cad loo jaray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here