Uhuru Kenyatta oo mashaariic hormarineed ka fulinayo Gobalka Xeebta ee dalka Kenya

0
136

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu boqdo Ismaamulladda  qaar Sidda  gobolka xebta ee dalkaasi Kenya  halkaasi oo uu ka furi doono mashaaric hormarineed.

Kenyatta ayaa Mombasa goob joog u noqon doono xarig ka jarida koox ciidamo ah oo ka shaqeyn doono amniga iyo adeegyada kala duban ee badda.

Sida laga soo xigtay afhayeenka aqalka madaxtooyada Kanze Dena, kooxdani ayaa dardargalin doontaa khatarta amniga ee badaha iyo ka Hortagga  wasaqeynta biyaha.

Sidoo kale dabayaaqada bishan Madaxweynaha ayaa ka qeyb gali doono shir heer sare ah oo looga hadlayo arimaha biyaha kaaso looga hadlayo sida si wanagsan loogu isticmaali karo kheyraadka biyaha ee bada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here