Doorashada xiliga dhexe ee dalka Taiwan oo loo dareeray

0
317

Malaayiin muwaadiniinta reer Taiwan ah ayaa u dareeray doorasahada xiliga dhexe, waxaana natiijada kama dambeysta ah ee codkooda uu go’aamin doono cida noqon doonto 22 Duq Magaalooyin iyo boqolaal saraakiil sar sare oo xilal kala duwan qaban doono.

Maaxweynaha Jasiiradaasi sheegata in ay ka madax banaantahay shiinaha intiisa kale Haweeneyda lagu Magacaabo Tsai ayaa maanta codkeeda kumanaan ruux hortooda ka dhiibatay waxa ayna sheegtay in doorashadaani ay wax weyn kaga dhigantahay dadka reer Tawian.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here