Madaxweynaha Faransiiska oo Cambaareyn kala duldhacay dibadbaxyo hareeyay Dalkaasi

0
265

Madaxweynaha Dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa cambaareeyay dibad baxyo todabaadyadii la soo dhaafay hareeyay dalkaasi Faransiiska.

Dadka mudaharaadayay ayaa ka cabanayay Qiimaha dheeraadka ah ee lagu soo kordhiyay Shidaalka, Madaxweynaha ayaa si caro dadka ula hadlay isagoona sheegay in ceeb ay dushooda ahaatay kuwa weerayay Boliiska, wuxuuna sheegay Madaxweyne Emmanuel Macron in dalka waqtigaan uusan u baahneyn qalalaase iyo rabshado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here