Ruushka oo ka codsanaya Golaha Ammaanka ee Q.M in ay go,aan ka qaatan xaaladda ka soo cusboonaatay Xeebaha dalka Casov.

0
232

Dalka Ruushka ayaa ku baaqay in kulan deg deg ah ay Qaramada Midoobey ka yeelato xaaladda Millatari ee ka soo Cusboonaatay xeebta Casovia ka dib markii rabshado ay sameeyay Maraakiibta Ukrain ee ku sugan Xeebaha Crimea.

Dmitry Polyansky oo ah ku xigeenka wakiilka joogtada ah ee Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa warbaahinta u sheegay in  Ruushku uu ka codsaday Golaha Ammaanka ee QM in ay ilaaliyaan nabadda iyo amniga caalamiga ah isla markaana ay go,aan ka gaaaraan dhaq dhaqaaaqyada maalinimadii shalay ka soo cusboonaadey Xeebaha Casova.

Dawladda Ruushka ayaa Axaddii ku dhawaaqday in saddex markab oo nooca dagaalka ah  oo Ukraine ay leedahay si sharci daro ah u galeen biyaha badda Ruushka ee dhanka Kerch Strait-ka, waxayna halkaasi ka sameeyeen dhaq-dhaqaaqyo iyo rabshado halis ku ah Xeebta  jasiirada  Crimean-ka,taas oo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here