Madaxweynaha dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta wareegto ka soo baxday xafiiskiisa ku magacabay Hanti Dhawraha guud ee Jubbaland.
Mudane Cabdicasiis Shiikh Dayib ayaa loo magacabay Hanti dhawrka guud ee Jubbaland.
Hoos Ka Aqriso