Baydhabo oo ay ka  jirto xaalad amni

0
12

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa ka jira xaalad dhanka amniga ah taas oo si guud looga dareemaya xaafadaha magaalada.

Labadii cisho ee la soo dhaafay waxaa magalada ka dhacay falal lidi ku ah amniga waxaana Bambaanooyin lagu weerar bar koontarool oo ay ciidanka dowlada leyihiin iyo hou uu degana xildhibaan hore.

Falalkaan oo idil ayaa waxaa sheegtay mas’uuliyadooda kooxda argagixisadda Al-Shabaab.

Sida qorshaha uu yahay 19 bishan waxaa lagu wadaa in magalada Baydhabo ay ka dhacdo doorshada madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waxa jira ciidamo tirro badan oo ka socda DFS kuwaas oo Baydhabo kol hore la geeyay hase ahatee waxaa dadku ay sheegeeyaan in xaaladii hore lagu jiray ay uga sii dareen ciidankan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here