Gollaha shacabka oo lagu wado in ay kulan yeeshaan maanta

0
16

Gollaha shacabka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta yeshaan mid kamid ah kulamdodii caadiga ahaa.

Ku dhawaad asbuuc ma dhicin kulan noocaan oo kale ah oo ay yeeshaan gollaha shacabka, waxana hareeyay dood ka taagnayd gudiga maaliya oo uu kala diray kol hore gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka.

Shalay Villa Hargeysa waxaa ku kulmay gudi hoosaadyada gollaha shacabka waxaana la isla qaatay in kulanka maanta uu qabsoomo iyadoo looga doodi doono arrimaha khilaafka ka dhex dhaliyay gollaha shacabka.

Fillo-Faah-Faahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here