Soomaali dhibaato dhanka sharci ah ku haysato dalka Angola

0
13

Dalka Angola waxuu ka mid wadamada ku yaalo Koonfurta qaaradda Africa, Waxaa waayadan dambe si ganacsi ah ku tagayey Somali u badan rag ganacsi ka abuuraanayey.

Wadanka ayaa markii hore dadka waxaa lagu siinayey sharciyada hanaanka qaxootiga, laakinse dowlada Angola oo hadda soo galootiga Somalida ay ka mid tahay ku wargalisey in loo baahanyahay dal ku gal loo saaro sharciga ayaa caqabado badan ay soo wajahayaan, maadama aysan jirin safaarad ay soomalida ku leedahay Angola Jaaliyadda oo ku yar awgeed.

Waxaa ay Ganacsatadu u jeediyeen dhaliil Safaaradda Somalia ee Koonfur Africa oo ay marar badan ka codsadeen inay ka helaan Baasaboorka Somaliga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here