Rugta Ganacsigga Jubbaland iyo hay’adda ARC ayaa soo bandhigay codsiyadii ay dadka gudbisteen

0
206

Hay’adda ARC iyo Rugta ganacsiga oo Iskaashanayaa ayaa maanta magaalada Kismaayo ku Sooban dhigay Codsiyadii dadkii Soo dalbaday si loogu Sameeyo shaqo Abuur.

iyadoo goobtaani lagu soo bandhigay sanaadiiq ay ku jiraan codsiyo gaaraya ilaa 6573 codsi .

 Kulankii lagu soo bandhigay sanaadiiqda ay ku jireen codsiyada shaqo abuurka ah ayaa waxaa goob joog ahaa

xubno ka kala socday  wasaraadaha ganacsiga, qorsheeynta ,haweenka iyo Xuuqul insaaanka, arrimaha gudaha ,iyo  Hey’adda ARC  oo fulinaysa barnaamijkaan shaqo abuurka ah,waxaana Goob Joog ka ahaayeen Goobtii lagu soobandhigaayey Codsiyadii la Soo Gudbiyey.

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland Shaafi raabi Kaahin ayaa ka hadlay halka uu maraayo Qorshaha Shaqo Abuurka ee ay wadda wadeen Rugta Ganacsiga iyo hay’adda ARC

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here