Madaxweynaha Faransiiska oo ka jawaabay Cabashada Shacabkiisa

0
382

Madaxweynaha dalka faransiiska Emmanuel Macron ayaa ballan qaaday in uu mishaarka kordhin doono sidoo kalana canshuuta la dhimmi doono, taasi oo jawaab u ah khalalaasihii toddobaadyadii la soo dhaafay daashaday dalka faransiiska.

Madaxweynaha oo ka hadlayay telefishinka ayaa cambaareeyay khalalaasihii ka dhacay dalka, balse waxa uu sheegay in marka si loo eego ay ahaayeen suuragal.

“Mushaarka ayaa lagu dari doono €100 laga bilaabo sanadka 2019-ka” ayuu yiri Mr Macron.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here