Madaxweynihii Itoobiya oo geeriyooday

0
192

Madaxweynihii dalka Ethopia Girma Walde giyorgis ayaa xalay ku geeriyooday isbitaal ku yaalla Addis Ababa wuxuu Ethopia madaxweyne ka soo ahaa 12 sano.

Mudooyinkii u dambeeyay waxaa uu wajahayay xanuuno isagoo la seexayay dhaqtarka si xaaladiisa wax looga qabto.

Mar uu saxafadda la hadlay bil ka hor mudo hadda laga joogo waxaa uu sheegay in dalalka afrika oo dhami ay dal ku gal sharuud la’aan ah ku imaan karaan dalka Itoobiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here