Amal oo xarun cusub ka hirgelisay Kismaayo

0
411

Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland Cabdiqaadir xaaji maxamuud luga Dheere Ayaa Maanta Xariga jaray Xarunta Cusub oo ah Xarun  dhanka isgaarsinta ah oo katirsan   Amal Group Oo Ah Shirka isgaarsiin   oo Bilaabi Doonta Adeega Isgaarsinta sida Talefoonada Gacanta iyo Adegyo kale ,waana Suuqa ogu Weyne ee dalka marka laga hadlaayo ganacsiga ku dhisan dhaqaalaha iyo tartanka ugu xiisaha badan.shirkadda Amtel waxaa ay ka qayb noqon doontaa shirkadaha bixiya adeegyada kale duwan ee dhanka telefoonada gacanta iyo enternetkaMaamulka Shirkadda ayaa Sheegay in Balaarin doonan Xarumaha Shirkada iyagoo sheegay in adeeyo lagu qacno in ay so bandhigi doonan dowlad goboleedka jubbaland ayaa diyaarisay qorshe weyn oo ka saacidaaya   ganacsatada  in ganacsatadu ay helaan dhul iy amni lagu kalsoonaan karo wuxuuna Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ibraahim Maxamed Yuusuf sheegay in ay ka caawin doonaan wax walba oo ay u baahdaan.madaxweyne kuxigenka Jubbaland Cabdiqaadir xaaji Maxamud ayaa ugu baaqay in ganacsatada soomaaliyeed ay dhaqaalaha ay galinayaan dalalka kale in ay usoo wareejiyaan dalkooda hooyo si loo helo fursado ganacsi iyo maalgalineed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here