Jubbaland oo digniin u dirtay dadka degan Guryaha dowladda

0
643

Wasaaradda Howlaha Guuud iyo Guriyeynta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa digniin ka soo saartay dadka dagan xarumaha ama guryaha dowladda.


Waxaa lagu wargalinayaa dhammaan dadka degan guryaha dowladda in ay uga guuraan muddo 14 Cisho ah laga bilaabo 05-January 2019.


Sidoo kale laamaha Ammaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa la faray in ay hubiyaan in amarkaan loo hoggaansamey,ciddii u hoggaasami waysana la marsiiyo sharciga.

Hoos ka Akhri qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Howlaha guud iyo Guriyeynta Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here