Tababar ku saabsan Arrimaha Baarlamaanka iyo Dhisidda Nadabadda oo lagu qabtay Muqdisho

0
391

Machadka Samadoon ee Cilmi-Baarista ‘Nabadda iyo Isrtatiijiyada ayaa soo qabanqaabiyay tababar ku saabsan arrimaha Baarlamaanka iyo dhisida Nabada .

Tababrkaan ayaa waxaa ka faaidaysan doona Arday ka kala timid degmooyinka gobalka Benadir.waxa uuna socon doona Muddo 3 Casho ah.

Mudda uu socdo Tababarkaan ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa Shaqoonyinka Baarlamaanka iyo Kaalinta ay ku leeyihiin Dhisidda Nabadda Soomaaliya.

Machadka Samadoon ee Cilmi-Baarista iyo Istiraatiijiyadda ayaa waxa uu kamid yahay Machadyada Cilmi-Baarista ee ku yaalla magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here