Maxkamadda Canada oo xabsi 150 sano ah ku ridday nin masjid ku dhex dilay dad muslimiin ah

0
171

Maxkamad ku taalla dalka Canada ayaa150 xabsi ah ku ridday Alexandre Bissonnette oo sanadkii 2017-kii 6 qof oo Muslimiin ah ku dilay masaajid ku yaalla magaalada Quebec ee dalkaasi.

Alexandre Bissonnette oo 29 sano jir ah ayaa lagu riday xukunkii ugu adkaa ee lagu rido qof denbi galay dalka Canada

“Waxaan dareemayaa fadeexad aad u weyn, argagixso maahi, Islaam nacaybna iguma jiro”, ayuu yiri Alexandre, isaga oo ku sugan gudaha maxkamadda.

Alexandre ayaa misaajidka Quebec ku dhex dilay Khaled Belkacemi, 60 jir ahaa, Azzedine Soufiane, 57, Abdelkrim Hassane, 41, Mamadou Tanou Barry, 42, Aboubaker Thabti, 44, and Ibrahima Barry, 39.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here