Howlgal xooggan oo weli ka socda Magaalada Gaalkacyo

0
510

Maalmihii u dambeeyay magaaalada Gaalkacyo waxaa ka socdey howl-gal ballaaran oo loogu magac daray Caasha maxey galabsatay? kaas oo ay fulinayeen ciidamada daraawiishta dowlad goboleedka Puntland.

Ciidamada ayaa howlgalkaasi intiisa badan ka sameeyay xaafaddo bartilmaameed u ahaa oo ku yaalla Waqooyiga Gaalkacyo,isla markaana ku soo qab qabtay dhalinyaro farabadan.

Dadkii lagu soo qabtay howlgalka loogu magacdaray Caasho Maxay Galabsatay oo ay Ciidamada Daraawiishta Puntland ka wadaan Magaaladaasi ayaa waxaa dadka deegaanka ay sheegeen in la geeyay Xabsiga dhexe ee Gaalkacyo,iyadoona ay baaritaano ku wadaan Ciidamada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here