Madaxweynaha Galmudug oo Nairobi kula kulmay qaar ka mid ah Wakiillada Beesha Caalamka

0
226

Maxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta la kulmay safiirka Midawga Yurub u qaabilsan Somaliya, Fulgencio Garido-Ruiz (Pencho).

Labadda dhinac kulankooda waxay ku qaadaa-dhigeen Arimo aad u xasaasiya oo la xariira Soomaaliya iyo Gulmudug, si fiicanna isaga af garteen.

Madaxweyne xaaf oo todobaadkan safar shaqo ku jooga magaalada Nairobi, ayaa ku howllan kulamo kala duwan oo uu la leeyahay wakiilada beesha Caalamka. Isagoo u sharxaya in Dowlada dhexe ay siyaasadeysay mashaariicdii horumarineed ee Galmudug caalamka ugu talagalay.

Shalay galinkii danbe ayay ahayd markii kulan guul ku soo idlaaday uu la yeeshay safiirka dowlad UK u qaalbilsan Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here