Horudhac : Newcastle Vs Liverpool….

0
176

Waa Kulan katirsan premeir league kaasoo ay fooa isku dari doonaan kooxa newcastle iyo liverpool.

Newcastle ayaa Guul dareysatay hal kulan dhamaan todobadii kulan ee u danbeeysay ay gurigooda ku qaabilaan liverpool ,kulanki ay guriga Newcastle St James Park Ku guul dareysteen ayaa ahaa sanaii 2013 kii Ciyaar Newcastle looga adkaaday 0-6.

Liverpool ayaa guuleysatay labadii kulan ee u danbeysay ee wajahdo Newcastle ,wali kama guuleysan sadex kulan oo is xiga tan iyo 2007 mar iyo 2009kii.

Liverpoo ayaa guul dareysatay ebed 10 kulan oo away ah oo ay ka hortagtay Newcastle ,waxaa kabaan Man united (16),Chelsea (14), iyo Spurs (12).

Newcastle ayaa guuleysatay 10 kii kulan ee u danbeysay oo sidan oo kale Bishan May ay Gurigooda Ku ciyaaraan, iyagoo dhaliyay 13 gool .

Newcastle ayaa guuleysatay lix kamid ah todobadii kulan oo ay gurigooda ku cayaaraan Premier league.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here