Xisbiyada UPD, Ilays, NDP, Wadajir iyo NPP oo si wada jir ah u soo saarey war-murtiyeed

0
65

Sadax ka Mid ah Xisbiyadda Siyaasadda Dalka oo Go aamo ka soo saaray sharcigii Doorashooyinka Qaranka ee Dhawaan Golaha Wasiiradda ansixiyeen.

Xisbiyada qaran ee kala ah: UPD, Ilays, NDP, Wadajir iyo NPP oo si qoto dheer u darsay Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaran ee ay dhowaan ansixiyeen goalaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ayaa waxay qodobo dhowr ah kasoo saareen gaabiska jira iyo suurta-galnimada mudo xileedka Dowladda Federaalka ee haatan xilka heysa la kordhiyo, ayadoo laga faa’ideysanayo dal-daloolada sharci ee Hindise Sharciyeedka.

Hadaba halkaan hoose ka akhriso Warmurtiyeedka Xisbiyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here