Maamulka Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xafiisyo cusub

0
34

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ayaa xariga ka jaray xarunta waaxda Barwaaqo ee Degmada Warta Nabadda ee Gobalka Banaadir.

Xarunta ayaa waxay ka Kooban tahay ilaa 6 xafiis cusub kuwaas oo loo dhisay si bulshada loogu adeego.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa mudnaan gaar ah siiyay goobaha danta guud ee Bulshada loogu adeego.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here