Wasiir Bayle oo la kulmay Akinwumi Adesina

0
95

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ka qeyb galay Shirka sanadlaha ee Bangiga Aduunka ee ka dhacay dalka Equitorial Guinea ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika Akinwumi Adesina.

Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay uga hadleen muhiimmadda ay leedahay in Baanku uu kordhiyo taageerada Maaliyadeed ee uu siiyo Soomaaliya si ay wax uga qabato arrimaha soo kabashada iyo is-dhexgalka gobolka.

Wasiir Beyle ayaa Madaxweynaha Bangiga Aduunka uga warbixiyay horumarka ay Dowladda Soomaaliya ka gaartay hanaanka Maaliyadda,isaga oo ugu baqay ina

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here