Xildhibaankii dhirbaaxay gabadha oo xabsiga xalay ku baryay

0
82

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Kenya ayaa xabsiga ku baryay xalay ka dib markii lagu eedeeyay in uu dhirbaaxay gabadh Soomaali ah oo ay baarlamaanka ka wada tirsan yihiin, isaga oo ku eedeeyay in aysan lacag u qoondayn deegaanka laga soo doorto.

Rashiid Qaasim ayaa lagu eedeeyay in uu Nairobi ku dhirbaaxay Faadumo Geeddi oo ka tirsan guddiga miisaaniyadda ee baarlamaanka.

Sawirka Faadumo oo ilmaynaysa afkeeduna dhiig ka muuqdo oo la sheegay in laga qaaday markii loo gacan qaaday ka dib ayay dadku aad isugula wadaageen baraha ay bulshadu ku xiriirto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here