Qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Jubbaland oo toos uga socota garoonka diyaaradaha Kismaayo

0
56

Qabanqaabada soo dhoweynta Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hadda ka socota garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo.

Mas,uuliyiinta dowlad-goboleedka Jubbaland oo ay horkacayaan Madaxda ugu sarreysa ayaa saaka u kicitimey garoonka diyaaradaha halkaas oo ay si weyn uga socoto munaasabadda soo dhaweynta.

Qaybaha kala duwan ee ururada bulshada ayaa ku sugan garoonka waxaana la arkayaa iyagoo wata boorar ay ku xardhanyihiin hal ku dhigyo ka turjumaya midnimada Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here