Kismaayo oo markii saddexaad marti galineysa bandhiga carweedka Buugaagta

0
85

Magaalada Kismaayo waxey sanadkii saddexaad marti galineysaa Bandhig Carweedka Buugaagta iyadoona ay heer gabo gabo ah mareyso diyaargarowga loogu jiro qabsoomidda bandhigga sanadkaan 2019-ka.

Ilaa shalay waxaa garoonka magaalada Kismaayo ka soo dagayay martida lagu casuumey bandhigga walow tirada ugu badan ay maanta soo gaarayaan Kismaayo.

Axadda barri ah oo ku beegan 7/7/2019 ayuu si rasmi ah uga furmi dooonaa hoolka Daawad ee magaalada Kismaayo.

Hal ku dhigga carwo buugeedka sanadkaan 2019-ka: 
Tayeynta Hal-abuurka
Empowering Creativity 
#KBF2019

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here