Wasaaradda Arrimaha Dibbada Soomaaliya oo shir gaar ah iskugu yeertay Saxaafadda

0
75

Wasaaradda Arrimaha Dibbada Soomaaliya ayaa markale isugu yeertay saxafiyiinta shir gaar ah oo aysan shaacin arrimaha looga hadlayo kadib markii shalay ay wasaaradu ku dhowaaqday inay xiriirka u jartay wadanka Guinea.

Qoraal saxaafada loo kala direy ayaa lagu sheegay in Wasaarada Arrimaha Dibbada iyo Iskaashiga Caalamiga ee dowlada Federalka qabanayso maalinta sabtida ah ee bisha July tahay 6 shir gaar ah.

Hase ahaatee inkastoo aan la ogeyn go’aanada cusub oo ay Wasaaradda Maanta shaacin doonto ayaa hadana Waxaan idiin soo gudbin doonaa wixii Amuurahan ku so kordha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here