Taliska Ciidanka ilaalada waddooyinka Kismaayo oo digiin u diray gaadiidleyda baal marta shuruucda waddooyinka

0
110

Taliyaha ciidanka nabad-gelyada waddooyinka degmada Kismaayo Bashiir Xiis Khaliif ayaa digniin u diray qaar kamid ah Dareewalada gaadiidka dadweynaha oo uu sheegay in ay baal mareen ku dhaqanka shuruuc ay horay u soo saartay laanta taraafikada.

Taliyaha ayaa faah faahiyey khatarta ka dhalin karta gaadiidka dadweynaha ee laga raro bartamaha waddooyinka taas oo mararka qaar dhibaatooyin kasoo gaaraan dadka rakaabka ah.

Dhanka kale gaadiidka aan wadan aqoonsiga oo ku soo badanaya magaalada ayuu sheegay Taliyahu in ay sharciga la tiigsan doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here