Guddiga qaban-qaabada dib-u-heshiiisiinta Galmudug oo lagu dhawaaqay

0
193

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay ku dhawaaqday Guddiga Qaban qaabada Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug.

Xubnaha guddigan ayaa ka kooban 12 Xubnood oo labo ay haween ay yihiin ayaa waxaa ka mid ah Dr. C/raxmaan Baadiyow oo ah La Taliyaha Arrimaha Dib u heshiisiinta Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacma Dheere) Maxamed Nuur Gacal oo horay Wasiiru Dowle soo noqday iyo xubno kale.

Magacyada guddiga oo dhameystiran :

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here