Bannaan bax looga soo horjeedo DFS oo ka dhacay deegaanka Dhoobley

0
298

Boqolaal dadweyne ah ayaa maanta dibadbaxyo ka dhigay baraxadda weyne ee deegaanka Dhoobley iyagoo kasoo horjeeda burburinta Dowlada Federaalka ah ay ku hayso Jubbaland iyo xayiraada ay kusoo rogtay dadka shacabka ah.

Go’aankii  ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ee lagu amray in diyaaradaha ka yimaada kuna socda Kismaayo inay soo maraan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa cabsi laga qabaa in ay saamayso dhaqdhaqaaqyada ganacsi ee magaalada Kismaayo iyo dagmooyinka kale ee Jubbaland.

Maalintii shalay magaalada Kismaayo waxaa ka dhacay bannaan bax weyn kaas oo looga soo horjeeday go,aanka dowladda Federaalka waxaana sidoo kale war saxaafadeed ka soo saaray madaxtooyada Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here