Mugabe oo aas qaran loogu sameynayo dalkiisa

0
31

Maydka Robert Mugabe oo saaran diyaarad khaas ah ayaa laga sii qaaday Singapore oo uu Jimcihii ku geeriyooday si loogu aaso dalkiisa Zimbabwe.

Mugabe ayaa noqday madaxweynihii koobaad ee Zimbabwe ka dib markii uu dalkaasi xoriyadda helay.


Maalinta Axadda ah ayaa lagu wadaa in lagu aaso Zimbabwe halkaas oo ay ka socoto qaban qabanqaabada aaskiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here