DEG DEG: Wafdi ballaaran oo soo gaaray Kismaayo iyo soo dhawayn loo sameeyay

0
110

DEG DEG: Goordhowayd waxaa magaalada Kismaayo soo gaaray wafdi ballaaran kuwaas oo ka qayb gali doona caleema saarka Madaxweyaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.

Wafdigan soo gaaray ayaa ka kooban 40 Xildhibaan oo ka mid ah labada golle ee Baarlamaanka DFS,Madax hore oo uu ka mid yahay Madaxweynayaashii hore ee Galmudug iyo Koonfur-Galbeed Cabdkariim Xuseen Guuleed iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Sidoo kale wafdigan soo caga dhigtay waxaa ka mid ah siyaasiyiin caan ka ah gayiga Soomaalida waxaana soo dhaweeyay labada Madaxweyne ku xigeen ee Dowlad Goboleedka Jubbaland,Gollaha Wakiilada Jubbaland iyo dadweyne fara badan.

Goordhow Halkan kala soco wararkaas oo faahfaahsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here