Kismaayo: Guddiga Gaadiidka BDFS oo kulan la leh Wasaaaradda Gaadiidka Jubbaland

0
41

Wasaaradda Gaadiidka Jubbaland ayaa hadda kulan la leh Xildhibaanada heer Federaal ee ku jira guddiga gaadiidka kuwaas oo ku sugan magaalada Kismaayo iyadoo la isku weydaarsanayo warbixinno la xiriira dhibaatadii ka dhalatay cunaqabateynta dhanka gaaddiidka ee Jubbaland lagu sameeyay.

Waxaa ka qayb galaya Guddoomiyaha guddiga gaadiidka Baarlamanka DFS Xildhibaan Cabdi Fataax Xaaji iyo Wasiirka gaadidka Jubbaland Mudane Maxamed Jowhar.

Sidoo kale waxaa ku sugan agaasimaha Wasaaradda Gaadiidka Mudane Saacid iyo qaar ka mid ah agaasime waaxeedyada Wasaaradda.

Kulan ayaa lagu wadaa in uu ka soo baxo warsaxaafadeed.

Halkan kala soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here