Maanta oo kale 14 October waa xasuus gaar ah

0
34

Maanta oo kale laba sano kahor Isgoyska 14-October Ex Zoobe ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa  ka dhacay qaraxa sababay geerida boqolaal shacab ah iyo dhaawaca boqlaal kale.

Isgoyska 14 October ayaa xili galab ah waxaa ka dhacay qarax loo adeegsaday gaari nooca Xamuulka qaada ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa,kaaso murugo badan ku reebay guri walba iyo qoys kasta oo Soomaaliyeed.

Hadda waxaa magaalada Muqdisho ka socda munaasabad lagu xasuusanayo dhibaatadii ka dhacday Isgoyska Zoobe oo haatan loo bixiyay 14 Octobar waxaana ka qayb qaadanaya boqolaal dadweyne oo qaarkood ay saameyn gaar ah ku yeelatay dhacdadaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here