Mareykanka dhex oo dhexaadinaya Masar iyo Ethiopia

0
16

Mareykanka ayaa barri oo Arbaca ah ah kulan qorsheysan u qabana dowladaha Masar,Sudan iyo Ethiopia si loo baaro loona dhameeyo khilaafka ka taagan biyaha Niil.

Xukuumadda Al-Qaahira ayaa horey u dalbatay arrinta xiisadda biyaha Niil in loo helo gacan Afraad oo dhex dhexaad ka noqota.

Masar ayaa rumeysan in biyo-xireenka ay dhisayso Ethiopia uu horseedi doono inay yaraadaan biyaha Niil ee dalkeeda soo gaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here