Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland Oo Fasax Galay

0
32

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhoobo-daarood ayaa Maanta oo Arbaco ah ku dhawaaqay in Xildhibaanada Puntland muddo saddex maalmood ah ay fasax yihiin.

Fasax la siiyay Xildhibaanada Puntland ayaa waxaa uu ka bilaabanayaan Maalinta barri ah, isla markaana waxaa Mudanayaasha lagu wargeliyay in dib la isugu soo laaban doono fadhiga Baarlamaanka Isniinta soo socota taariikhduna ay tahay 11-ka Bisha November.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here