Hab-raaca Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Lagu Dhawaaqay

0
18

Guddiga doorashada guddoomiyaha baarlamaanka dawlad goboleedka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay hab-raaca doorashada guddoomiyaha baarlamanka.

Guddiga doorashada ayaa sheegay in codsiga musharaxiinta u tartameysa xilka guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ay bilaabaneyso 10-ka bishan, isla markaana ay ku egtahay 13-ka isla bishan.

Sidoo kale guddiga ayaa shaaciyay in doorashada guddoomiyaha baarlamaanka dawlad goboleedka Puntland ay dhaceyso 14-ka Bishaan oo ku beegan Khamiista soo socota.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here