Wafdi Gurmad Sida oo u ambabaxay Shabeellaha Dhexe

0
30

Wafdi ka socda Madasha Xisbiyada Qaran oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha  xisbiga Ilays, xildhibaan Cabdiqaadir Cosoble Cali ayaa maanta waxaa ay u ambabaxeen deegaano katirsan gobolka Shabelelaha Dhexe.

Xubnaha aafdiga ayaa gurmad gargaar ah u wadaan dadka ka barakacay fatahaadaha wabiga ee magaalooyinka Jowhar iyo Mahadaay ee gobolkaasi Shabeellaha Dhexe.

Wafdiga waxaa qayb ka ah masuuliyiin ka tirsan xisbiyada Himilo Qaran, UPD, Horusocod Qaran iyo Kulan,waxaana ay horay gargaar kala duwan u gaarsiiyeen magaalooyinka Baladweyne iyo Bardaale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here